Fasirka riyooyinkii madaxweynaha

Fasirka riyooyinkii madaxweynaha

Su’aasha: Riyada  madaxweynaha  Asc waadku mahadsan tihiin sida fiican dagdag badan eed noogu soo jawaabaysaan ilaahay ha idin xafido Iga raali ahada riyooyinkaygu way badan yihiin mudo ayaan la,aa CID ii fasirton ururinaye 1 waxaan ku riyooday madaxwaynaha guri maqsin wayn oo uu rag ka buuxo ayaanu wada fadhinay xaflad ahaydaa shir ahaydaa ma aqaano […]

Riyada anoo saacad qurux badan iibsanaya

Riyada anoo saacad qurux badan iibsanaya

Riyada anoo saacad qurux badan iibsanaya Riyada: Asc waxaan ku riyooday aniga oo saacad qurux badan iibsaday oo qiimaheedu yahay 21 kun waanan xidhay waanan ku faraxsanaa aad Allah mahadle. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kuu soo dhowaadeen arrimo aad rajayn jirtay oo aad ka fikiri jirtay waqtigooda ayaa soo dhow, riyada saacadda qaaliga ah […]

Riyada indha la’aanta waa maxay

Riyada indha la'aanta waa maxay

Su’aasha: asc walaalaha daruur idil ahantiin salan kaDib waxa mararka qaar ku riyoda aniga oo wax arkayn in daqiiqaa kadibna aan arkayo maxay til mamaysa riyadaa. Jawaabta: Riyada indha la’aanta waxay tilmaamaysaa inaad ka fog tahay waddadatoosan oo aad ku sugan tahay baadi, waxaa kaloo ay tustaa hanti xaaraan ah, guud ahaan riyada indhala’aanta waxay […]

Riyada anoo laabtobkeyga layga xaday hadana dadkii iga xaday aanku arkay

Riyada anoo laabtobkeyga layga xaday hadana dadkii iga xaday aanku arkay

Riyada anoo laabtobkeyga layga xaday hadana dadkii iga xaday aanku arkay Riyada: SC waxaan ku riyooday labtopkeyga oo layga xaday markaasaan ku laabtay isla goobtii laygaga xaday ka dibna waxaan indhaha ku dhuftay kuwii iga qaatay oo gacmaha kula jira koley rag badan ayay ahaayeen anna xoogaa baqdin ayaa igashay markaasaan is dhahay booliis u […]

Riyo anoo ay ii timid gabadh bari fog iigu danbaysay

Riyo anoo ay ii timid gabadh bari fog iigu danbaysay

Su’aasha: Asc waad ku mahadsantihiin sida fiican ee dagdaga ah eed noogusoo jawaabaysaan nooguna fasirtan riyada Allah macak Waxaan ku riyooday aniga oo hotel wayn jooga ayaa waxaa huteelka soo gaadhay gabadh toban sano kahor iigu danbaysay kala wadan joogno oo caruuro dhashay hada ayaa iyadoo siday barigaan aqaanay ahayd oo yar oo gaadhi wadata […]

Riyada aniga iyo madaxwaynaha oo hal wada lisayna

Riyada aniga iyo madaxwaynaha oo hal wada lisayna

Su’aasha: Asc waad ku mahadsantihiin sida fiican ee dagdaga ah eed noogusoo jawaabaysaan nooguna fasiraysaan riyooyinka yaga ilaahay Haidin xafido waxan ku riyooday aniga iyo madaxwaynaha wadanka aan joogo oo hal wada lisayna kadibna caanihii wadaagayna kadibna Meeshanu hasha ku lisaynay guri ku yaalay oon filayo inay yihiin xaafadii hasha lahaa ayaanu gurigii hore u […]

Riyada dhalo qamro ah oo vimto isku badalaysa?

Riyada dhalo qamro ah oo vimto isku badalaysa

Su’aasha: Asc sxb igu qaaliya waaku salaamayaa Webka Daruur.com inta kugula shaqeysa wlhi badanaa Webkaan anaa dad badan kusoo xiray waxaan sameeyaa mar walba ciwaanka webka ayaan ku faafiyaa baraha bulshada waxaana arkay dad badan oo webkaan aad u amaana oo la socdo anna aad baan ula shaqeeyaa Daruur.com, marka waxaan idiin leeyahay guuleysta. Tan […]