Riyada anigoo akhrinaya ducadii nabi Yuunis (CS)

Riyada anigoo akhrinaya ducadii nabi Yuunis (CS)

Su’aasha: Asc waadku mahadsantihiin tixgalintiina waxaan toosay habeen anigoo akhrinaaya aayadii nabiyu lahi yoonis markuu xuudku liqay ilaahay ku baryay laa ilaaha illaa anta subxaanaka inii kuntu mina daalimiin ayaan baan toosay waanan maqlaayay si fiican codkayga kor baan u akhrinayay markaasi ayaan farxay oon idhi alxdlh Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysa inaad ka […]

Riyada anigoo masas badan oo huruud ah igu soo yaaceen

Riyada anigoo masas badan oo huruud ah igu soo yaaceen

Su’aasha: Asc mahadsantihiin waxan ku riyooday aniga oo meel banana oo geedo yar oo qalalan ku yaaliin oo ciida anoo jooga ay igusoo yaaceen masas badan oo huruuda markay inyar iisoo jiraan oo ay isoo gaadheen ayuun buu dhinacayga midig mas wayn oo huruudihi kasoo baxoo wuuwada Cunay dhamaan masaskii oo qaarna waxaan arkay iyagoo […]

Riyada anigoo cunto cunaya oo dad caawinaya

Riyada anigoo cunto cunaya oo dad caawinaya

Su’aasha: Asc waadku mahadsantihiin tixgalintiina Riyada anigoo restaurant Cunto ka oo biyo cabaye cunaayo hilibna safari ku qaadanaya gabar yaroo indho waawayn oo aad uqurux badanina ilahadlayso iyadoo qoslayna Ayaa waxaa ila jooga isna oday aanu sxbo nahay oo meeshu macaa waxay leedahay Hurdo Ayaa odaygii aanu sxbka ahayn ii yimid oo waxuu igu yidhi […]

Riyada dad badan kusoo bursanaayo

Riyada dad badan kusoo bursanaayo

Su’aasha: asc wlaalaha daruur melkasta aad jogtan saln kadib waxa rabaa riyada ah aniga oo laibursanaya waliba dad aad utiro badan hadana aan kacararaayo mana layso qabanayo mesha laygu racdaysanayona waan bartay waayo weyigu so lalabata marmarna mela kale ayan mara maxay fasirta riyadaas waxan sokaca anigo daal iyo oon farabadan ihaayo waliba marka hurdada […]

Riyada gabar nabinimo sheeganaysa

Riyada gabar nabinimo sheeganaysa

Su’aasha: Asc wll waxaan ku riyooday xalay aniga ayaan waxaan arkay gabar niman badan ay foodaynayaan waan ka celiyay markaas ayay waxay igu tiri rasuul ayaan ahay waxaana dhahay sidee kugu aaminaa markaas bay tiri cirka arag waxayna samaysay cirka ayay bad badashay dayixii ayay ka dhigtay qorax ana waan aaminay oo ana dadka gurigayga […]

Riyo cunug yar aan arkay

Riyo cunug yar aan arkay

Su’aasha: Waxan arkay anigoo tareen aan kusoo qaldamay soo fuulay aniga iyo reerkeyga, reer kale oo tareenka jiifo iyaga iyo caruurtooda, waxa soo ag fadhiistay cunug aad u yar oo Mar dhoweed la dhalay ilaa 1bil qiyaas ahaan, dhar cad cad ku jiifo ayaa riyada ku dhex arkay, reerkii ayaa soo qeeliyey oo nagu dhaheen, […]

Riyada ay kugu timaado xaaskaaga hore

Riyada ay kugu timaado xaaskaaga hore

Su’aasha: asc walaalaha daruur melkasta aad jogtan salan kadib waxaan rabaa inaad ii fasirtaan riyo iga yaabisay waxa jirtay gaber aan aad ujecla waliba xaaskayga ahayd sidan ujecla maha midan hada kashekayn karo ayaduna wey ogayd midaa balse nasiib xumo wey igafogaatay waxayna iga fogaatay xolo adun daraded xataa aniga oo qabo ayay ninkale gursatay […]