Fasirka riyada cunidda hilibka bisil

Fasirka riyada cunidda hilibka bisil

Fasirka riyada cunidda hilibka bisil Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo Abahay la socda kadib uu ii geynaya waxana tagayna guri gurigaas oo Hilib Bisil noola keena waxana dhahaya waan soomanahay wuxuuna leeyahay soonka iska fur kadib waxan cunaya Hilib aad bisal oo Macan. Maxay noqon karta Fasirkeeda. Jawaabta: Inshaa Allaah riyadan waxay tilmaamaysaa […]

Riyada salaan dheeroo dhinacyadana ka xidhan si aan loo dhicin

Riyada salaan dheeroo dhinacyadana ka xidhan si aan loo dhicin

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba waxaan ku riyooday aniga iyo edaday aabahay la dhalatay oo aanu fuulayno salaan dheeroo aad u dheer edaday ayaa daashoo fadhiistay ana waanka horeeyay waxaan arkay iyadoo fadhiistay waan kusoo noqday waan u imid waxaan ku idhi edo miyaad daashay way igu qososhay kabacdi waxan eegay dhinacayga meel banaan waxaan […]

Riyada beer waynoo aad u baxday oo dhali rabto

Riyada beer waynoo aad u baxday oo dhali rabto

Su’aasha: Asc waadku mahadsantihiin marwalba waxan ku riyooday aniga oo jooga beer waynoo baxday oo qurux badan oon u umalaynayo in ahayd galay ama hadhuudh waan dhex fadhiistay waanan daawanayay anoo faraxsan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysa inaad heli doonto mustaqbal aad u wanaagsan, hanti kugu filan iyo nolol fiican, riyada beerta waa riyo […]

Guri wada quraaradoo aad u dheer ayaan ku riyooday

Guri wada quraaradoo aad u dheer ayaan ku riyooday

Su’aasha: Asc waadku mahadsantihiin marwalba waxaan ku riyooday anigoo jooga guri aad u dheer oo dabaqyo ah makhsin waynoo kamida aniga iyo laba gabdhood oo qurux badan iyo aniga iyo wiil aanu sxbo nahay waanu sheekaysanaynay anagoo faraxsan waan kacay waxaan istaagay daaqadoo ahayd muraayad waxaan arkay dhulkii aad nooga hooseeya yaabay suu u dheeraa […]

Riyada duulidda iyo cillaanka iyo dhalmada gabadha

Riyada duulidda iyo cillaanka iyo dhalmada gabadha

Su’aasha: Walal su.aal kle ayaan qabaa oo riyada ku saabsan idinkoo mahadsanid Walal waxaan ku riyoodaa anoo duulaya sida shinbirta oo hawada iska heehaabaya samadana aan gaadhayn inta dhexe iska duul’duulaya. Waxaa kaloon mar walba iyana kuriyoodaa anoo cilaan marsanaya oo aad ula qushuucsan quruxda culaanka aan marsaday. Waxaa kaloon ku riyoodaa anoo gabdh dhalay […]

Riyada awrka qooqan waa maxay

Riyada awrka qooqan waa maxay

Su’aasha: Asc walal adoo mahadsan waxaad ii fasirtaa riyada awrka qooqan oo ku eryada lkn marna aan kusoo qaban ee aad ka rayso marna waxaan ku riyoodaa awr alaab badan oo culus ku rarantahy hadana I caydhsanaayo isagoo aad u culus oo aan ordi karin ana aan cararay oo buur ka fuulay Waad mahadsanidtihiin walalayaal. […]

Riyada caano geel iyo muqumad

Riyada caanaha geela iyo hilibka oodkaca

Riyada caano geel iyo muqumad Su’aasha: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN waxan ku riyooday aniga oo cabaaya caano geel oo aad u macaan dhawr koob ayaan cabay kabacdi wiil aan abatiyo u ahay ayaa muqumad macaan ee keenay iyana waan Cunay waxuu wiil kii aan abtiga u ahaa igu yidhi waan xanuun Sanayaa oo caloosha u socota […]