Gabar riyootay iyadoo madaxeeda intay dhabta saaratay injir ka guraysa

Gabar riyootay iyadoo madaxeeda intay dhabta saaratay injir ka guraysa Riyada: Asc gabar reer leh ayaan waxay ku riyootay iyadoo madaxeeda intay dhabta saaratay injir ka guraysa maxay noqonkartaa wll Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inay ka badbaadi doonto dhibaatooyinka murugta ku haya, injirta riyo marka lagu arko guud ahaan waxay tilmaamaysaa fikir iyo rafaad […]
Riyada gabar fureyaal badan u dhiibeyso niman masjidka u socda

Riyada gabar fureyaal badan u dhiibeyso niman masjidka u socda Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigoo ordayo meel ayan u dagdagayey waxan maqlay aaqimka saladaa waxana iga hor yimi koox niman eh oo iyana ordayan waxan ka aqonsaday imamka masajidka masajidka aye u degdegayen markan dhaafay ayan arkay wiil ku ciyaaraya […]
Riyada beerta xildhibaano iyo macalimiin

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad ku mahadsan tihiin sida ugu wanagsan eed noogu hakarbaxdaan Allah macak waxaan ku riyooday anoo ay ila joogaan xildhibaano barlamanka ah oon sheekaysanayno iyo macalimiin oo beer qurux badan oo green ah oo doogle aad u dheer ay nadiifinayan macalimiintu si aan u fadhiisano oo ay doogii iyo dhir dhaadheer […]
Gabar siddo surka ariga kala jeexan iyo wax cabsi leh albaabka uga soo galayo

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey riyadan waxd ii fasirtan Waxan riyo ku arkay surka adhiga oo kala jeexan ooy sido walashey an ka warwarsany inan biniadam dhibato u geystey ookale waxan ku duceysanayey inanay imaqal cid ga maxkamadaha waxn laha in ilahey riyo ka dhigto riyada dhexdeeda Riyada labad waxan u yedhayey inanteydii islamarkan […]
Gabar aan gursan ayaa waxay ku riyootaa masas ku hareeraysan

Su’aasha: Asc hahda daruuro Gabar aan gursan ayaa waxay ku riyootaa masas ku hareeraysan oy cabsi dareemayso wayna ku soo noq noqotaa maxaa lagu fasiri karaaa vwll Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inay leedahay cadow badan oo dhinac walaba ka jooga marka riyada waa digniin ha iska ilaaliso dadka cadowga ah oo astaamo gaar ka […]
Riyada dambaska iyo kabaha quruxda badan

Su’aasha: Asc wllo wad mahadsantihn bahdina durur media Riyadan waxa iga codsatey inan inad idinso gadhsiyo si ad ugu fasirtan Waxn ku riyodey ano wado marayo waxn so gadhey meel uu yaaalo danbas iyo dab isku jira danbaska waxan ka WADA marku dabku dhamado wuu basa ,kadib dadku wey marayen mesha lkin anu bila kabo […]
Qofkii ku riyoodo asoo murugsan oo isleh alam nashrax akhriso

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigoo murugsan laab xirnaan ayaan dareemay wax murugo ehne lama seexan sida cadiga markasan dhahay waa inan alamnashrax sadex sadex jeer aqristaa .Jazakaallh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inuu Alle kaa ilaalin doono murugo badan suuradda alam nashrax qofkii riyo ku arko wuxuu ku bishaaraysanayaa qalbi qabooban […]

