Riyada dayr wayn iyo dumar iyo inan yar

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waxaan ku riyooday anoo lasocda gabadh ayaan waxaan dayr wayn kasoo galnay koone waan dhex soconay laba dumaroo meesha wax ku karinaya waxayna ahayd heteel cunto ayaan soo marnay waan soo dhaafnay waxaan nimid koonihii kale gabadhii ila socotay inan ay dhashay oo u qurux badan oo labisan ayaanu u nimid […]
Hooyaday waxay ku riyootay bakhaar wayn iyadoo dhex joogta

Su’aasha: Asc allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxay hooyaday ku riyootay bakhaar wayn oo dheer oo waxwalba yaalaan iyodoo dhex joogta Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo arsaaq fara badan iyo khayr badan waa riyo fiican. Bakhaarka guud ahaan waa cunto xalaal ah marka riyo lagu arko inshaa Allaah hooyadaa Ilaahay […]
Riyada saacada dahabka ah oo gabar gacanta iigu xirtay

Su’aasha: Asc isku soo noqod wanaagsan, waxaan ku riyooday gabadh caruur ilmader nahay dhashay oo maraykanka joogta ayaa waxay ii keentay hadiyad saacad aad u qurux badan oo ay gacanta midig iigu xidhay, kabacdi anoo masjidka sii galaya ayaan saacada eegay waaba dahab ayay ka samaysan tahay waan LA yaabay aadna waan ugu farxay, Allah […]
Waxaan Ku riyooday waysaqaad iyo nin camoole ah

Su’aasha: Waxaa Ila so day wiil yar waxan arkay anoo waysa qaadanayo waxan dhamesanay weesa qaadkii kadibna waxaan arkay nin Camoole ah oo aan garanaayo asna aan yimid weesa qaadkii ninkas ma ahan Somali waxan Ku leyhay lacag oo uu IGA qabo ayaa jirto ugu Yara 600 solar in mudo ah niyadaydana wan u daayay […]
Waxaan Ku riyooday geed gubanaayo iyo anoo duulayo

Su’aasha: Waxaan Ku riyooday aniga oo biibaayo kadibna waxan arkay geed gubanaayo xaafad kundxyaal geedkaas ilma ayaa ag joogay wan imid meshi waxan Ku iri caruuti maad dabkan damisan kadibna waxan bilaabay inaan biyo ku shubo khaybtii uu geedka Ka gubanaayay. Jawaabta: Riyada geed gubanayo waxay tilmaamaysaa fursad inay lumi doonto ama in mashruuc lagu […]
Oohinta hurdada dhexdeeda ma jirro baa keenta

Oohinta hurdada dhexdeeda ma jirro baa keenta Su’aasha: Dr waan kusalamay ASC, suwiixi maarkan sokacay xaskey waaxey igu tiiri xalay waat oheysay maa riyohesay, anigana riyo ann kujiray laakin maqano waaxan laa ohaaya ama riyada oo ahaay . marka hadad waax iga fasiri kartiit kheir Allah kusiyo sheikhow waad mahadsan tahaay. Jawaabta: Hurdada in lagu […]
Ninkeygi bishi hada dhamatey dhamaadkedi kala tagnay

Su’aasha: Asc walaalaha waad ku mahadsantihiin jawaabti riyadii hore ninkeygi inta uu i furin wax yar kahor waxaan ku riyoodey anoo mataano dhalay si aan walaashay ula wadaago farxada baan telka ku mashquulin fariinti aan udir lahaa baan ku cel celin dadkii ila joogay nin aan garanyn oo ilmaha dhalay ban ku arkayay wiilal bay […]

