Buugga ila baro Soomaaliga
Buugga ila baro Soomaaliga Waa buug carabi iyo soomaali ah wuxuu u qoran yahay qaab kuu sahlaya barashada af soomaliga, waxaa kaloo wax ka baran kara qofka ku hadla afka carabiga.

Buuga wuxuu ku salaysan yahay aqoon iyo manhajka barashada afafka qalaad.
:










