Booliska New Zealand oo Islaamka loogu sharxayo masjidka
Weeraradii foosha xumaa ayaa waxyaalo badan keenay.
Booliska dalka New Zealand oo masjidka weeraradu ka dhaceen cashar diini loogu sharxayo.
waxaa la sheegay dad badan inay diinta soo galeen, dadka u dhashay dalka New Zealand oo aad ugu soo qolqolaya.
sidoo kale waxaa la dhahay masaajidda waxaa ka dhamaaday kutubta iyo cajalada islaamka lagu sharxayay, sida ay dadka u raadinayaan awgeed.
Ninka dadka laayay hadduu sidan ogaan lahaa ma uusan fali lahayn falkaas.
islaamka ma aha diin salhan, waa din xaq oo u faafta sida dabaysha oo kale.
dil iyo gumaad iyo cadaadis waxba kama qaadaan.