Site icon Daruur درور

Booliska dalka UK oo qabtay Julian Assange aasaasaha WikiLeaks

Booliska dalka UK oo qabtay Julian Assange.

Booliska dalka UK oo qabtay Julian Assange aasaasaha WikiLeaks
Booliska dalka UK oo qabtay Julian Assange aasaasaha WikiLeaks

Julian Assange wuxuu dhashay; 3 July 1971.

waa qof Australian.

waa qof ah computer programmer.

wuxuu ahaa qof ku dheereeya hacking.

wuxuu bilaabay  inuu hacking sameeyo 1987.

wuxuuna adeegsan jiray magacan: Mendax
waa ninka asaasay WikiLeaks.

Booliska dalka UK oo qabtay Julian Assange aasaasaha WikiLeaks
Booliska dalka UK oo qabtay Julian Assange aasaasaha WikiLeaks

WikiLeaks wax badan sir ayay faafisay oo laga soo xaday webyo badan.

wuxuu galay safaaradda Ecuador ee dalka UK.
waxaa loo haystay sirta uu ku faafiyay dunida oo laga soo xaday webyo badan oo dalka USA laga lahaa.

maanta ayaa booliska UK soo qabteen

Exit mobile version