Site icon Daruur درور

Baladweyne oo kor laga duubay Video

Video laga duubay dayuurad ayaa muujinaya magaalada Baladweyne siday biyaha u galeen.

Muuqaalka waxaa la duubay marka fatahaadda ay dhacday .

biyaha magaalada oo dhan ayay wada gaareen sida ka muuqata muuqaalka.

Sawirkan sidoo kale wuxuu muujinayaa webiga Jubba.

Baladweyne oo kor laga duubay Video
Baladweyne oo kor laga duubay Video

biyaha oo la sheegay inay geeysteen khasaaro aad u ballaaran. guryo badan ayay haleeyeen dad ayay barakiciyeen.

muuqalka halkaan ka daawo:

Exit mobile version