Weerarka ka dhacay New Zealand oo muslimiinta dhibaato weyn loogu geystay ayaa waxyaalo badan soo raacay.
waxaa ka mid ah intaas qof inay maqlaan aadanka muslimiinta.
taas oo keenaysa dad badan inay Islaamka iweydiiyaan taasna waxay keenaysaa inay dad badan diinta islaamka soo galaan.
gaalkii xumaa oo geystay dilka foosha xumaa ayaa wuxuu sameeyay wax uu isaga u arkayay inuu yahay dhib muslinka uu u geysanayo, laakin Ilaahay wuxuu uga dhigay muslimiinta wax oo ay ku helayaan janno sidoo kalena islaamka uu ku faafafyo.