Site icon Daruur درور

الدرس الأسبوع الثامن: الاسم Magaca

الدرس الأسبوع الثامن: الاسم Magaca

 

Magacyada familka Mgacyada dheddiga Magacyada labka
أسماء عائلية أسماء الإناث أسماء الذكور
Kulmiye Sacdiyo Xasan
Abroone Farxiyo Cali
Diinle Faadumo Maxamed
Barbaare Nasteexo Geeddi
Gaashaan Caasho Guuleed
Barre Sucaado Faarax
Magac اسم Macallin مدرّس
Magaca familka اسم العائلة Farshaxanle رسّام
Jamhuuriyad جمهورية Dhakhtar طبيب
Masar مصر Ganacsade تاجر
Nool عائش/ حيّ Xirfadle حرفي
Soomaali الصومال Injineer مهندس
Fasax عطلة Farsamayaqaan صانع
Bareeg فسحة Beeralley فلاّح
Wariye صحفي Shaqaale عامل
Dalxiise سائح Nasasho راحة

 

Gurijoog ربة منزل
Kalkaaliso ممرضة
Isbitaal مستشفى
Helid حصول على
Saaxiib صديق
Xaas زوجة
Eeg انظر
Dhalasho ميلاد

 

Aniga waa Xasan Cali, nambarka taleefankayga waa : 2165038, Nambarka moobeylkayguna waa 055327772

Nambarka xafiiskana waa :2165078, emailkayguna waa xasan@daruur.com, waxaan ka imid Soomaali, waxaanna ahay  macallin, waxaan dhigaa Af-Soomaaliga,  shaqada waxaan ku aadaa bas iyo tareen, waqtiyada nasashada waxaan  la gutaa saaxiibayaashayda.

أنا حسن علي، رقم هاتفي : 2165038 و رقم محمولي 055327772 ورقم المكتب: 2165078 وبريدي الالكتروني هو     xasan@daruur.comجئت من الصومال، وأنا مدرس أدرّس اللغة الصومالية، أذهب إلى الجامعة فى أيام العمل بالباص والقطار، وعند الاستراحة أقضي الأوقات مع زملائي.

 

Su’aalaha:

Kasoo saar magacyada soo socda magacyo dheddig ah, kaddib weero fudud geli:

 

Kulmiye Sacdiyo Xasan
Abroone Farxiyo Cali
Diinle Faadumo Maxamed
Barbaare Nasteexo Geeddi
Gaashaan Caasho Guuleed
Barre Sucaado Faarax

 

 

2-  dhammaystir hadalka soo scodka wax aka maqan

 

Aniga …. Xasan Cali, nambarka taleefankayga … : 2165038, Nambarka moobeylkayguna waa 055327772

Nambarka xafiiskana waa :2165078, emailkayguna waa xasan@daruur.com, waxaan …. imid Soomaali, waxaanna …  macallin, waxaan dhigaa Af-Soomaaliga,  shaqada waxaan ku aadaa bas … tareen, waqtiyada nasashada ….  la gutaa saaxiibayaashayda.

 

 

مراجع:

 

درس الأسبوع السادس: المبنيّ للمجهول

 

Exit mobile version