الدرس الأسبوع الثامن: الاسم Magaca
الدرس الأسبوع الثامن: الاسم Magaca
Magacyada familka | Mgacyada dheddiga | Magacyada labka |
أسماء عائلية | أسماء الإناث | أسماء الذكور |
Kulmiye | Sacdiyo | Xasan |
Abroone | Farxiyo | Cali |
Diinle | Faadumo | Maxamed |
Barbaare | Nasteexo | Geeddi |
Gaashaan | Caasho | Guuleed |
Barre | Sucaado | Faarax |
Magac | اسم | Macallin | مدرّس |
Magaca familka | اسم العائلة | Farshaxanle | رسّام |
Jamhuuriyad | جمهورية | Dhakhtar | طبيب |
Masar | مصر | Ganacsade | تاجر |
Nool | عائش/ حيّ | Xirfadle | حرفي |
Soomaali | الصومال | Injineer | مهندس |
Fasax | عطلة | Farsamayaqaan | صانع |
Bareeg | فسحة | Beeralley | فلاّح |
Wariye | صحفي | Shaqaale | عامل |
Dalxiise | سائح | Nasasho | راحة |
Gurijoog | ربة منزل |
Kalkaaliso | ممرضة |
Isbitaal | مستشفى |
Helid | حصول على |
Saaxiib | صديق |
Xaas | زوجة |
Eeg | انظر |
Dhalasho | ميلاد |
Aniga waa Xasan Cali, nambarka taleefankayga waa : 2165038, Nambarka moobeylkayguna waa 055327772
Nambarka xafiiskana waa :2165078, emailkayguna waa xasan@daruur.com, waxaan ka imid Soomaali, waxaanna ahay macallin, waxaan dhigaa Af-Soomaaliga, shaqada waxaan ku aadaa bas iyo tareen, waqtiyada nasashada waxaan la gutaa saaxiibayaashayda. |
أنا حسن علي، رقم هاتفي : 2165038 و رقم محمولي 055327772 ورقم المكتب: 2165078 وبريدي الالكتروني هو xasan@daruur.comجئت من الصومال، وأنا مدرس أدرّس اللغة الصومالية، أذهب إلى الجامعة فى أيام العمل بالباص والقطار، وعند الاستراحة أقضي الأوقات مع زملائي. |
Su’aalaha:
Kasoo saar magacyada soo socda magacyo dheddig ah, kaddib weero fudud geli:
Kulmiye | Sacdiyo | Xasan |
Abroone | Farxiyo | Cali |
Diinle | Faadumo | Maxamed |
Barbaare | Nasteexo | Geeddi |
Gaashaan | Caasho | Guuleed |
Barre | Sucaado | Faarax |
2- dhammaystir hadalka soo scodka wax aka maqan
Aniga …. Xasan Cali, nambarka taleefankayga … : 2165038, Nambarka moobeylkayguna waa 055327772
Nambarka xafiiskana waa :2165078, emailkayguna waa xasan@daruur.com, waxaan …. imid Soomaali, waxaanna … macallin, waxaan dhigaa Af-Soomaaliga, shaqada waxaan ku aadaa bas … tareen, waqtiyada nasashada …. la gutaa saaxiibayaashayda.
مراجع:
- Naxwaha Af soomaaliga, Shire Jaamac Axmed, 1976. Muqdisho Soomaaliya.
- A Grammar of the Somal Language, J. W. C. KIRK 1905, Cambridge University.
- الكاشف قاموس عربي صومالي. مؤمن عالم 2009 القاهرة
درس الأسبوع السادس: المبنيّ للمجهول