ظرف الزمان Falkaab ammin
Hadda/ haatan/ amminka/haddeer | |
أريد الشاي الآن. | Hadda baan rabaa shaaha. |
Haddaayey | |
ماذا قال آنفاً؟ | Muxuu yiri hadaayey? |
Haddana / kol kale/ mar kale | |
اكتب مرة أخرى. | Haddana qor . |
Hadhow / hadhowto | |
أعد لي الكتاب في وقت قريب. | Hadhow ii soo celi buugga. |
Maanta | |
المدرّسة زارتنا اليوم. | Maanta bay na soo booqatay macallimadda. |
Berri/ berrito | |
سأسافر غداً. | Berri ayaan dhoofi doonaa. |
Darraad /dorraad | |
زرتُ مدرّسي أول أمس. | Darraad ayaan booqday macallinkayga. |
Dhowaan | |
سنلتقي قريباً. | Dhowaan baannu kulmi doonnaa. |
Shalay | |
رأيت أمس مدرّسي الجديد. | Shalay baan arkay macallainkayga cusub. |
Saaka/saakay | |
صالح اتصل بي في هذا الصباح. | Saalax saaka ayuu isoo wacay. |
Caawa | |
عندهم حفلة الليلة. | Xaflad bay qabaan caawa. |
Xalay / xalayto | |
اشتريت البارحة قميصاً. | Shaati baan soo iibsaday xalay . |
Sanadkan | |
أريد أن أنجح في هذه السنة. | Sanadkan inaan baaso ayaan rabaa. |
Sanadkii hore | |
حججتُ في العام الماضي. | Sannadkii hore waan xajiyay. |
Bishan | |
أريد منك في هذا الشهر ثمن الإيجار. | Bishan lacagta kirada baan kaa rabaa. |
Bishii hore | |
سددتُ الدين في الشهر الماضي. | Deynta bishii hore ayaan guday. |
Toddobaadkan / sitimaankan / usbuucan/ wiiggan | |
هل عندك إجازة في هذا الأسبوع؟ | Fasax ma leedahay toddobaadkan . |
Waagii hore/ waa hore/ waqti hore | |
قديما كان الصوماليُّون في توادٍّ. | Soomaalida waagii hore way is jeclaayeen. |
Ugu horrayn/ marka hore/ horta | |
أولا أتحدّث عن العلم. | Ugu horrayn waxaan ka hadlayaa aqoonta. |
Ugu dambayn / marka ugu dambaysa | |
أخيراً أرجو لكم النصر. | Ugu dambayn guul baan idin rajaynayaa. |
Su’aalaha:
- Dhis lix weedh oo uu ku jiro falkaab ammin
- Tarjun falkaabyada:
Toddobaadkan, sitimaankan , usbuucan, wiiggan, waagii hore, Ugu dambayn, marka ugu dambaysa, Ugu horrayn, marka hore, horta, caawa, saaka, shalay, xalay, daarraad, berri, maanta, hadda