درس الأسبوع الثالث: الثياب والألوان
DHARKA IYO MIDABYADA الثياب والألوان
Maro | Xijaab | Sirwaal |
ثوب | حجاب | بنطلون |
Taay | Jaakad | Shaati |
رباط العنق | جبّة | قميص |
Sigis | Canbuur | Gacangashi |
جورب | فستان | قفاز |
Koofiyad | Shukumaan | Kabo |
قبّعة | منشفة | حذاء |
Suud | Funaanad | Shiinyeer |
بدلة | فانلة | سحّاب |
الألوان | MIDABYADA |
Guduud | Cad | Madow |
أحمر | أبيض | أسود |
Buluug | Cagaar | Jaalle |
أزرق | أخضر | أصفر |
Maarriin | Dambasle | Dahabi |
أسمر | رماديّ | ذهبيّ |
Aniga magacayga waa Axmed, waxaan haystaa labo shaati mid buluug ah iyo mid cagaaran iyo koofiyad qurux badan, waxaan ka helaa midabka cagaarka iyo buluugga, shalay waxaan soo iibsaday iskujoog dambasle iyo shukumaan guduudan. |
أنا اسمي أحمد، عندي قميصان أحدهما أزرق والآخر أخضر، وقبّعة جميلة جدا، أفضّل اللون الأخضر والأزرق، اشتريت أمس حلّة رمادية ومنشفة حمراء. |
Axmed: dharka midabkee baad ka heshaa? | أحمد: أيّ لون تفضّل في اللباس؟ |
Maryan: waxaan ka helaa midabka cagaarka, adigna? | مريم: أفضل اللون الأخضر، وأنت؟ |
Axmed: midabka cad iyo buluugga. | أحمد :اللون الأبيض والأزرق. |
Maryan: kabo ma ii soo iibin kartaa? | مريم :هل تستطيع أن تشتري لي أحذية؟ |
Axmed: haa, ma ii sheegi kartaa midabka iyo cabbirka ? | أحمد: نعم، هل يمكنك أن تخبريني باللون والمقاس. |
Maryan: midabka waa maarriin, cabbirkana waa soddon iyo siddeed . | مريم: اللون أسمر والمقاس ثمانية وثلاثون. |
Axmed: hadda ayaan tagayaa, nabadgelyo | أحمد :أذهب الآن، مع السلامة. |
Maryan: hoo lacagta | مريم: هاك النقود. |
Axmed: markaan soo laabto ayaan kaa qaadaa lacagta. | أحمد: آخذ منك النقود بعدما أرجع. |
Su’aalaha:
- Dhammeystir wax ka maqan hadalka soo socda hadalka soo socda:
Aniga magacayga …. Axmed, waxaan haystaa labo shaati mid buluug ah …. mid cagaaran iyo koofiyad …. badan, waxaan ka helaa midabka cagaarka … buluugga, shalay waxaan soo iibsaday iskujoog dambasle iyo ….guduudan.
- Turjun sheekaysiga soo socda:
Maryan: waxaan ka helaa midabka cagaarka, adigna? |
Axmed: midabka cad iyo buluugga. |
Maryan: kabo ma ii soo iibin kartaa? |
Axmed: haa, ma ii sheegi kartaa midabka iyo cabbirka ? |
Maryan: midabka waa maarriin, cabbirkana waa soddon iyo siddeed . |
Axmed: hadda ayaan tagayaa, nabadgelyo |
Maryan: hoo lacagta |
Axmed: markaan soo laabto ayaan kaa qaadaa lacagta.
|