Site icon Daruur درور

درس الأسبوع العاشر: ظرف المكان

درس الأسبوع العاشر: ظرف المكان

 

ظرف المكان
درس الأسبوع العاشر: ظرف المكان
ظرف المكان Falkaab  meel

 

Kor
السماء فوقنا. Cirka kor ayuu naga jiraa.
Hoos
الأرض تحتنا. Dhulka hoos ayuu naga jiraa.
Midig
سر يميناً. Midig u soco.
Bidix
الأسد اتجه شِمالاً. Libaaxa bidix ayuu aaday .
Hor/ hore / horay
أنا واقف أمام المسجد. Aniga masjidka hortiisa baan joogaa.
Gadaal/ dib
قف وراء. Gadaal istaag.
Dhinac  / dhan/ xag
قف جنبي. Dhinacayga istaag.
Dhex / bartan
دخلت في الوسط. Dhexda baan ka galay.
Halkan /meeshan
اجلس هنا. Fariiso halkan.
Halkaas/ meeshaas
انتظرني هناك. Halkaas igu sug.
Meel kasta
بحثت عن الحقيبة في كل مكان. Boorsada meel kasta ayaan ka raadiyay.

 

Dugsi مدرسة Kor فوق
Deked  ميناء Midig يمين
Jid     طريق Bidix شِمال
Bangi بنك Dhex وسط
Busteejo محطة Fog بعيد
Garoon مطار Dhow قريب
Isbitaal مستشفًى Woqooyi شَمال
Matxaf متحف  Koonfur جنوب
Masjid مسجد Galbeed غرب
Xafiis مكتب  Bari شرق
Jaamacad جامعة Toos مباشر
Hor أمام  Jiiro منعطف 
Gadaal وراء Halkan هنا
Hoos تحت Halkaas هناك
Jiiro  منعطف Dhinac جنب
Waxaan deganahay meel u dhow jaamacadda lafoole, gurigayga wuxuu u dhexeeyaa masjidka iyo dugsiga, haddii hor aad u socoto waxaad ku arkaysaa isbitaal jiirada weyn ,aniga maalin kasta halkan ayaan buug ku akhristaa geedkan hoostiisa.
أسكن في مكان قريب من جامعة لفولي، منزلي بين المدرسة والمسجد، إذا سرت إلى الأمام رأيت مستشفى في المنعطف الكبير، أنا أطالع كل يوم كتابا تحت هذه الشجرة.
Aadan: aaway boosteejada? آدم:  أين المحطة؟
Xaawo: jidkan ku soco kaddib midig qaad. حواء:  امشِ في هذا الطريق ثم اتجه يميناً.
Aadan: waxaan rabaa meel u dhow boosteejada ? آدم:أريد مكانا قريبا من المحطة؟
Xaawo: waxaa u dhow dugsiga حواء:  المدرسة قريبة منها.
Aadan: jihadee? آدم:  من أي جهة؟
Xaawo: waxay ka jirtaa midig. حواء:  من جهة اليمين.
Aadan: jidka garoonka ma i tusin kartaa? آدم:  هل تستطيعين أن تدلّيني على طريق المطار؟
Xaawo: haa, jidkaas ku soco kaddib bidix qaad. حواء: نعم، امش في ذلك الطريق، ثم اتجه شِمالاً.
Aadan:  halkan  bangi ma laga helaa? آدم:  هل هنا بنك؟
Xaawo: bangiga waa fog yahay, tagsi waa inaad qaadataa. حواء: البنك بعيد، يجب أن تأخذ سيّارة أجرة.
Aadan: waa hagaag, mahadsanid. آدم: حسناً، شكراً.
Xaawo: adaa mudan. حواء: عفواً.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Su’aalaha:

1-     Ka soo saar weerahan xiga falkaab meeleed 

 

Cirka kor ayuu naga jiraa.

Dhulka hoos ayuu naga jiraa.

Midig u soco.

Libaaxa bidix ayuu aaday .

Aniga masjidka hortiisa baan joogaa.

Gadaal istaag.

Dhinacayga istaag.

Dhexda baan ka galay.

Fariiso halkan.

 

2-  Dhmmeystir wax aka maqan hadalka soo socda

 

Waxaan deganahay meel … dhow jaamacadda lafoole, gurigayga wuxuu u dhexeeyaa masjidka …. dugsiga, haddii hor …. u socoto waxaad ku arkaysaa isbitaal jiirada weyn ,aniga maalin kasta halkan ayaan buug …. akhristaa geedkan hoostiisa.

 

 

مراجع:

 

Exit mobile version