درس الأسبوع الأول: الأعداد في اللغة الصومالية
Tirooyinka الأعداد في اللغة الصومالية
Tirooyinka caadiga | الأعداد العادية
Kow | Labo | Seddex |
واحد | اثنان | ثلاثة |
Afar | Shan | Lix |
أربعة | خمسة | ستة |
Toddobo | Siddeed | Sagaal |
سبعة | ثمانية | تسعة |
Toban | Kow iyo toban | Labo iyo toban |
عشرة | أحد عشر | اثنا عشر |
Seddex iyo toban | Afar iyo toban | Shan iyo toban |
ثلاثة عشر | أربعة عشر | خمسة عشر |
Lix iyo toban | Toddoba iyo toban | Siddeed iyo toban |
ستة عشر | سبعة عشر | ثمانية عشر |
Sagaal iyo toban | labaatan | Kow iyo labaatan |
تسعة عشر | عشرون | واحد وعشرون |
Soddon | Afartan | Konton |
ثلاثون | أربعون | خمسون |
Lixdan | Toddobaatan | Siddeetan |
ستون | سبعون | ثمانون |
Sagaashan | Boqol | Kun |
تسعون | مئة | ألف |
Malyan | Bilyan |
مليون | مليار |
Tirooyinka jagaalaha |الأعداد الترتيبية
Kowaad | Labaad | Seddexaad |
أوّل | ثانٍ | ثالث |
Afaraad | Shanaad | Lixaad |
رابع | خامس | سادس |
Toddobaad | Siddeedaad | Sagaalaad |
سابع | ثامن | تاسع |
Tobanaad | Kow iyo tobnaad | Labo iyo tobnaad |
عاشر | حادي عشر | ثاني عشر |
Seddex iyo tobnaad | Afar iyo tobnaad | Shan iyo tobnaad |
ثالث عشر | رابع عشر | خامس عشر |
Lix iyo tobnaad | Toddoba iyo tobnaad | Siddeed iyo tobnaad |
سادس عشر | سابع عشر | ثامن عشر |
Sagaal iyo tobnaad | Labaatanaad | Kow iyo labaatanaad |
تاسع عشر | عشرون | واحد وعشرون |
Soddonaad | Afartanaad | Kontonaad |
ثلاثون | أربعون | خمسون |
Lixdanaad | Toddobaatanaad | Siddeetanaad |
ستون | سبعون | ثمانون |
Sagaashanaad | Boqolaad | Kumaad |
تسعون | مئة | ألف |
Su’aalaha:
- Tiro u baddal ereyada soo socda
Siddeed, kow, labo, toddobo, seddex, afar, shan, lix, sagaal, toban, toddobaatan, siddeetan, sagaashan, boqol, kun, malyan.
- Tirooyinka soo socda u baddal Tirooyin jagaale
Siddeed, kow, labo, toddobo, seddex, afar, shan, lix, sagaal, toban, toddobaatan