الأدوات الإسنادية في بناء الجملة الصومالية
Qurub diiradeed | أداة إسنادية
Waa | Waa cunay Cali mooska. | أكل علي الموز. |
Baa | Faarax baa albaabka garaacay. | فارح دقّ الباب. |
Ayaa | Saciid ayaa Soomaali u dhoofay. | سعيد سافر إلى الصومال. |
Waxaa/waxa | Waxaa cabbay caanaha Haaruun. | هارون شرب الحليب. |
Aa | Qaraxaa dhacay. | حدث انفجار. |
Ma | Ma rabtaa? | هل تريد؟ |
Ma | Ma rabo. | لا أريد. |
Sow | Sow ma rabtid? | ألا تريد؟ |
Ha | Ha tago. | فليذهب. |
الأدوات الإسنادية مع ضمائر الفاعل المتصلة
Ayaa
أنا | ayaan | +aan | ayaa | Aniga |
أنت | ayaad | +aad | ayaa | Adiga |
هو | ayuu | +uu | ayaa | Isaga |
هي | ayay | +ay | ayaa | Iyada |
نحن | ayaynu | +aynu | ayaa | Innaga |
نحن | ayaannu | +aannu | ayaa | Annaga |
أنتم | ayaydin | +aydin | ayaa | Idinka |
هم | ayay | +ay | ayaa | Iyaga |
Baa
أنا | baan | +aan | baa | Aniga |
أنت | baad | +aad | baa | Adiga |
هو | buu | +uu | baa | Isaga |
هي | bay | +ay | baa | Iyada |
نحن | baynu | +aynu | baa | Innaga |
نحن | baannu | +aannu | baa | Annaga |
أنتم | baydin | +aydin | baa | Idinka |
هم | bay | +ay | baa | Iyaga |
Waa
أنا | waan | +aan | waa | Aniga |
أنت | waad | +aad | waa | Adiga |
هو | wuu | +uu | waa | Isaga |
هي | way | +ay | waa | Iyada |
نحن | waynu | +aynu | waa | Innaga |
نحن | waannu | +aannu | waa | Annaga |
أنتم | waydin | +aydin | waa | Idinka |
هم | way | +ay | waa | Iyaga |
Waxaa
أنا | waxaan | +aan | waxaa | Aniga |
أنت | waxaad | +aad | waxaa | Adiga |
هو | wuxuu | +uu | waxaa | Isaga |
هي | waxay | +ay | waxaa | Iyada |
نحن | waxaynu | +aynu | waxaa | Innaga |
نحن | waxaannu | +aannu | waxaa | Annaga |
أنتم | waxaydin | +aydin | waxaa | Idinka |
هم | waxay | +ay | waxaa | Iyaga |