Site icon Daruur درور

محادثة في معرفة الأهل والأقارب باللغة الصومالية

محادثة في معرفة الأهل والأقارب

محادثة في معرفة الأهل والأقارب باللغة الصومالية
محادثة في معرفة الأهل والأقارب باللغة الصومالية

 

Faarax: hooyadayda ayaan soo booqan rabaa, ma i raaci kartaa? فارح: أريد أن أزور والدتي، هل تستطيع أن تذهب معي؟
Haaruun: walaalkayga baan  sugayaa, haddii uu guriga u soo laabto ayaan ku raacaa. هارون: أنتظر أخي، فإذا عاد إلى المنزل أذهب معك.
Faarax: walaalkaaga halkuu ka imaanayaa? فارح: من أين يأتي أخوك؟
Haaruun: Afgooye ayuu ka imaanayaa, isaga adeerkayga buu la shaqeeyaa. هارون: يأتي من أفجوي، فهو يعمل مع عمي.
Faarax: habaryartayda ayaa Afgooye ku nool. فارح: خالتي تعيش في أفجوي.
Haaruun: eeddadayda sidoo kale waxay degan tahay Afgooye . هارون: عمتي أيضا تسكن في أفجوي.
Faarax : awoowehayga ayaa beer weyn ku leh Afgooye. فارح: جدي يملك مزرعة كبيرة في أفجوي.
Haaruun: Afgooye waa magaalo aad u fiican. هارون: أفجوي مدينة رائعة جدا.
Faarax: sidaas walaashayda baa tiraahda mar kasta. فارح: كذلك تقول أختي كل مرة.

 

 

 

 

 

 


 

محادثة فيما يخص المدرسة باللغة الصومالية

Exit mobile version