محادثة في معرفة الأهل والأقارب باللغة الصومالية
محادثة في معرفة الأهل والأقارب
Faarax: hooyadayda ayaan soo booqan rabaa, ma i raaci kartaa? | فارح: أريد أن أزور والدتي، هل تستطيع أن تذهب معي؟ |
Haaruun: walaalkayga baan sugayaa, haddii uu guriga u soo laabto ayaan ku raacaa. | هارون: أنتظر أخي، فإذا عاد إلى المنزل أذهب معك. |
Faarax: walaalkaaga halkuu ka imaanayaa? | فارح: من أين يأتي أخوك؟ |
Haaruun: Afgooye ayuu ka imaanayaa, isaga adeerkayga buu la shaqeeyaa. | هارون: يأتي من أفجوي، فهو يعمل مع عمي. |
Faarax: habaryartayda ayaa Afgooye ku nool. | فارح: خالتي تعيش في أفجوي. |
Haaruun: eeddadayda sidoo kale waxay degan tahay Afgooye . | هارون: عمتي أيضا تسكن في أفجوي. |
Faarax : awoowehayga ayaa beer weyn ku leh Afgooye. | فارح: جدي يملك مزرعة كبيرة في أفجوي. |
Haaruun: Afgooye waa magaalo aad u fiican. | هارون: أفجوي مدينة رائعة جدا. |
Faarax: sidaas walaashayda baa tiraahda mar kasta. | فارح: كذلك تقول أختي كل مرة. |