محادثة تتعلق بالمنزل وما يخصه باللغة الصومالية
المنزل وما يخصه

Deeqa: waxaan iibsaday guri, alaab baan u baahanahay | ديقة: اشتريت منزلاً، أحتاج إلى أثاث |
Luul: ma cusub yahay guriga? | لول: هل المنزل جديد؟ |
Deeqa: haa, waxaan rabaa alaab sida sariir iyo armaajo iyo firijiteer. | ديقة: نعم، أريد أثاثاً مثل سرير ودولاب وثلاّجة. |
Luul: jikada ma weyn tahay? | لول: هل المطبخ كبير؟ |
Deeqa: maya way yar tahay, laakin musqusha ayaa weyn. | ديقة: لا، هو صغير لكن الحمّام كبير. |
Luul: guri fiican ayaad heshay. | لول: وجدت منزلاً جيداً. |
Deeqa: qolka jiifka wuu ballaaran yahay. | ديقة: غرفة النوم واسعة. |
Luul: albaabada iyo daaqadaha waa muhim. | لول: الأبواب والنوافذ مهمة. |
Deeqa: alaab badan baan u baahanahay. | ديقة: أحتاج إلى أثاث كثير. |
محادثة في الوقت والفصول والطقس باللغة الصومالية