Faadumo: cunuggayga wuu xanuunsan yahay. |
فاطمة: طفلي مريض. |
Dhakhtarka: halkee buu ka sheeganayaa (halkee laga hayaa)? |
الطبيب: من أين يشتكي؟ |
Faadumo: ma ogi, si daran buu u ooyaa habeen kasta. |
فاطمة: لا أدري، يبكي بشدة كل ليلة. |
Dhakhtarka: sug aan baaree. |
الطبيب: انتظري أفحص. |
Faadumo: waa hagaag. |
فاطمة : حسنا. |
Dhakhtarka: cirridka ayuu ka bararsan yahay. |
الطبيب: عنده تورّم في اللثة. |
Faadumo: mararka qaarkood dhiig ayaan afkiisa ku arkaa. |
فاطمة: أحيانا أري دما في فمه. |
Dhakhtarka: waa inuu qaataa daawadan seddex jeer . |
الطبيب: يجب أن يتناول هذا الدواء ثلاث مرات. |
Faadumo: mahadsanid. |
فاطمة: شكراً. |
Dhakhtarka: adaa mudan. |
الطبيب: عفواً. |