محادثة في جسم الإنسان 2 الطبيب مع أم المريض
محادثة في جسم الإنسان 2

Faadumo: cunuggayga wuu xanuunsan yahay. | فاطمة: طفلي مريض. |
Dhakhtarka: halkee buu ka sheeganayaa (halkee laga hayaa)? | الطبيب: من أين يشتكي؟ |
Faadumo: ma ogi, si daran buu u ooyaa habeen kasta. | فاطمة: لا أدري، يبكي بشدة كل ليلة. |
Dhakhtarka: sug aan baaree. | الطبيب: انتظري أفحص. |
Faadumo: waa hagaag. | فاطمة : حسنا. |
Dhakhtarka: cirridka ayuu ka bararsan yahay. | الطبيب: عنده تورّم في اللثة. |
Faadumo: mararka qaarkood dhiig ayaan afkiisa ku arkaa. | فاطمة: أحيانا أري دما في فمه. |
Dhakhtarka: waa inuu qaataa daawadan seddex jeer . | الطبيب: يجب أن يتناول هذا الدواء ثلاث مرات. |
Faadumo: mahadsanid. | فاطمة: شكراً. |
Dhakhtarka: adaa mudan. | الطبيب: عفواً. |