محادثة في التعارف باللغة الصومالية (صوت وكتابة)
محادثة في التعارف باللغة الصومالية (صوت وكتابة)
التعارف في اللغة الصومالية
Cabdiraxmaan: waa kuma adiga magacaa? | عبد الرحمن: من أنت وما اسمك؟ |
Xasan: aniga waa Xasan | حسن: أنا حسن. |
Cabdiraxmaan: waa maxay magacaaga dambe? | عبد الرحمن: ما اسم عائلتك؟ |
Xasan: magacayga dambe waa Cali | حسن: اسم عائلتي علي. |
Cabdiraxmaan: waa maxay nambarka moobeylkaaga? | عبد الرحمن: ما رقم جوالك؟ |
Xasan: nambarka moobeylkayga waa 055327772 | حسن: رقم جوالي:055327772 |
Cabdiraxmaan: waa maxay nambarka xafiiskaaga? | عبد الرحمن: ما هو رقم مكتبك؟ |
Xasan: nambarka xafiiskayga waa: 2165078 | حسن: رقم مكتبي:2165078 |
Cabdiraxmaan: waa maxay emailkaaga? | عبد الرحمن: ما هو بريدك الإلكتروني؟ |
Xasan: emailkayga waa [email protected]. | حسن: بريدي الإلكتروني [email protected] |
Cabdiraxmaan: waa maxay nambarka jidkaaga? | عبد الرحمن: ما هو رقم شارعك؟ |
Xasan: Jidkayga nambarkiisa waa 77 | حسن: رقم شارعي هو 77 |
Cabdiraxmaan: jidkee degan tahay? | عبد الرحمن: في أي شارع تسكن؟ |
Xasan: waxaan deganahay waddada Makka almukarrama. | حسن: أسكن في شارع مكة المكرمة. |
Cabdiraxmaan: xaafaddee? | عبد الرحمن: في أي حي؟ |
Xasan: xaafadda Hodan. | حسن: في حي هدن. |
Cabdiraxmaan: halkey ku taallaa Hodan? | عبد الرحمن: أين هدن؟ |
Xasan: Muqdisho. | حسن: في مقديشو. |
Cabdiraxmaan: dalkee? | عبد الرحمن: في أي بلد؟ |
Xasan: Jamhuuriyadda Soomaaliya. | حسن: في جمهورية الصومال. |