محادثة في الأعداد العادية والترتيبية باللغة الصومالية
الأعداد العادية والترتيبية
Shariif: immisa sano ayaad jirtaa? | شريف: كم عمرك (عندك كم سنة)؟ |
Aadan: waxaan jiraa lix iyo toban sano adigana? | آدم: عمري ست عشرة سنة، وأنت؟ |
Shariif: waxaan jiraa labaatan sano. | شريف: عمري عشرون سنة. |
Shariif: shan doolar ma isiin kartaa? | شريف: هل تستطيع أن تعطيني خمسة دولارات؟ |
Aadan: labaatan doolar baan ku siinayaa. | آدم: أعطيك عشرين دولاراً. |
Shariif: aad baad u mahadsantahay. | شريف: شكراً جزيلاً. |
Aadan: gaarigaas anaa iska leh. | آدم: تلك السيارة ملك لي. |
Shariif: ma gaariga koowaad baa mise kan labaad mise kan seddexaad? | شريف: السيارة الأولى أم الثانية أم الثالثة؟ |