محادثة في التعريف بالآخرين في اللغة الصومالية (كتابة مع صوت)
محادثة في التعريف بالآخرين في اللغة الصومالية (كتابة مع صوت)
التعريف بالآخرين في اللغة الصومالية
Maxamuud: muxuu kuu yahay kan? | محمود: من هذا بالنسبة لك؟ |
Yuusuf: isaga waa saaxiibkayga oo Soomaali ah. | يوسف: هو صديقي من الصومال. |
Maxamuud: muxuu sameeyaa? | محمود: ماذا يعمل؟ |
Yuusuf: isaga waa macallin. | يوسف: هو مدرّس. |
Maxamuud: xaas ma leeyahay? | محمود: هل عنده زوجة؟ |
Yuusuf: haa, iyada kalkaaliso ayay isbitaalka ka tahay. | يوسف: نعم، هي ممرضة في المستشفى. |
Maxamuud: halkey ku dhalatay? | محمود: أين وُلدت؟ |
Yuusuf: waxay ku dhalatay Soomaali halkaasna ayay ku soo barbaartay. | يوسف: وُلدت في الصومال وتربّت هناك. |
Maxamuud: goormay halkan timid? | محمود: متى أتت هنا؟ |
Yuusuf: waxay timid halkan sanadka 1996-kii. | يوسف: جاءت هنا عام 1996. |
Maxamuud: ma guursatay? | محمود: هل تزوجت؟ |
Yuusuf: haa way guursatay carruurna way leedahay. | يوسف: نعم، تزوجت وعندها أطفال. |
Maxamuud: ma garanaysaa kan? | محمود: هل تعرف هذا؟ |
Yuusuf: ma garanayo qofkan. | يوسف:لا أعرف هذا الشخص. |