محادثة في جسم الإنسان 1الطبيب مع المريض في المستشفى
محادثة في جسم الإنسان 1
Xuseen: waad salaaman tahay. | حسين: السلام عليك[1]. |
Dhakhtarka: waan kaa qaaday, maxaa kugu dhacay? | الطبيب: وعليك السلام، ماذا حدث لك؟ |
Xuseen : lugta iyo qoorta ayaan xanuun ka dareemayaa. | حسين: أشعر بألم في الرجل والرقبة. |
Dhakhtarka: ma wax baa kugu dhacay? | الطبيب: هل أصابك شئ؟ |
Xuseen: jaranjarada ayaan ka dhacay. | حسين: سقطتُ من السلّم. |
Dhakhtarka: faraha xanuun ma ka dareemaysaa? | الطبيب: هل تشعر بألم فى الأصابع؟ |
Xuseen: maya, waxaan ka dareemayaa dhabarka iyo bowdada iyo gacanta. | حسين: لا، أشعر فى الظهر والفخذ واليد. |
Dhakhtarka: bomaatadan qaado una adeegso jirkaaga oo dhan habeen kasta hurdada ka hor. | الطبيب: خذ هذا المرهم واستخدمه في جميع جسمك كل ليلة قبل النوم. |
Xuseen: mahadsanid. | حسين: شكراً. |
Dhakhtarka : adaa mudan. | الطبيب: عفواً. |
[1] – والترجمة الحرفية : تحية لك