محادثة تتعلق بالحياة اليومية باللغة الصومالية
الحياة اليومية
Cali: goormaad soo toostaa? | علي: متى تستيقظ؟ |
Afrax: waxaan soo toosaa toddobadii subaxnimo. | أفرح: أستيقظ السابعة صباحا. |
Cali: Qaxwo ma cabtaa? | علي: هل تشرب القهوة؟ |
Afrax: haa, waan cabbaa qaxwada. | أفرح: نعم، أشرب القهوة. |
Cali: maalinta jimcaha dugsiga ma aadaa? | علي: هل تذهب إلى المدرسة يوم الجمعة؟ |
Afrax: maya. | أفرح: لا. |
Cali: telefiishan ma daawataa? | علي: هل تشاهد التلفاز؟ |
Afrax: marmar. | أفرح: أحياناً. |
Cali: maktabadda buugaag ma ku akhrisataa? | علي : هل تقرأ الكتب في المكتبة؟ |
Afrax: haa, waan ku akhristaa. | أفرح: نعم، أقرأ فيها. |
Cali: waa maxay buugaagta aad akhrisato? | علي : ماهي الكتب التى تقرؤها؟ |
Afrax: buugaagta xayawaanka ka sheekaysa. | أفرح: الكتب التي تتحدث عن الحيوانات. |
Cali: maktabadda ma weyn tahay? | علي: هل المكتبة كبيرة؟ |
Afrax: haa, aad bay u weyn tahay. | أفرح: نعم، كبيرة جداً. |