درس الأسبوع الثاني: ضمير المفعول غير المباشر
درس الأسبوع الثاني: ضمير المفعول غير المباشر
Magacuyaal layeeleedka dadban
ضمير المفعول غير المباشر
Ii | لي | Guri buu ii dhisay. | بنى لي منزلاً. |
kuu | لك | Guri buu kuu dhisay. | بنى لك منزلاً. |
U | له/لها/لهم | Guri buu u dhisay. | بنى له منزلاً. |
Noo | لنا | Guri buu noo dhisay. | بنى لنا منزلاً. |
Ino | لنا | Guri buu inoo dhisay. | بنى لنا منزلاً. |
Idin | لكم | Guri buu idin dhisay. | بنى لكم منزلاً. |
Hal nin ayaa ii yimid. | أتاني رجل واحد. |
Labo qof ayaan arkay. | رأيت شخصين. |
Seddex qalin baan haystaa. | عندي ثلاثة أقلام. |
Afar arday baan la kulmay. | قابلت أربعة طلاب. |
Shan shilin i sii. | أعطني خمسة شلنات. |
Qalinka koowaad baan rabaa. | أريد القلم الأول. |
Buugga labaad ii keen. | هات لي الكتاب الثاني. |
Guriga seddexaad baan dhisay. | بنيت البيت الثالث. |
Fasalka afaraad baan dhigtaa. | أدرس في الفصل الرابع. |
Dabaqa shanaad baan deganahay. | أسكن في الدور الخامس. |
Lix kun iyo shan boqol i sii. | أعطني ستة آلاف وخمسمائة. |
Hal milyan iyo seddex boqol kun qaado. | خذ مليوناً وثلاثمائة ألف. |
Shan bilyan shilin soomaali baan haystaa. | عندي خمسة مليارات شلن صومالي. |
Shariif: immisa sano ayaad jirtaa? | شريف: كم عمرك (عندك كم سنة)؟ |
Aadan: waxaan jiraa lix iyo toban sano adigana? | آدم: عمري ست عشرة سنة، وأنت؟ |
Shariif: waxaan jiraa labaatan sano. | شريف: عمري عشرون سنة. |
Shariif: shan doolar ma isiin kartaa? | شريف: هل تستطيع أن تعطيني خمسة دولارات؟ |
Aadan: labaatan doolar baan ku siinayaa. | آدم: أعطيك عشرين دولاراً. |
Shariif: aad baad u mahadsantahay. | شريف: شكراً جزيلاً. |
Aadan: gaarigaas anaa iska leh. | آدم: تلك السيارة ملك لي. |
Shariif: ma gaariga koowaad baa mise kan labaad mise kan seddexaad? | شريف: السيارة الأولى أم الثانية أم الثالثة؟ |
Su’aalaha:
- Dhammeystir waxa ka maqan weedhaha
Hal nin … ii yimid. |
Labo …. ayaan arkay. |
Seddex qalin ….. haystaa. |
Afar arday baan …. kulmay. |
Shan shilin …. sii. |
Qalinka koowaad ….. rabaa. |
Buugga …… ii keen. |
Guriga ….. baan dhisay. |
Fasalka afaraad …. dhigtaa. |
Dabaqa …… baan deganahay. |
Lix kun iyo shan boqol …. sii. |
Hal milyan iyo …… boqol kun qaado. |
- Tarjun sheekeysiga soo socda:
Shariif: immisa sano ayaad jirtaa? |
Aadan: waxaan jiraa lix iyo toban sano adigana? |
Shariif: waxaan jiraa labaatan sano. |
Shariif: shan doolar ma isiin kartaa? |
Aadan: labaatan doolar baan ku siinayaa. |
Shariif: aad baad u mahadsantahay. |
Aadan: gaarigaas anaa iska leh. |