Aayadaha dhiigga gaaray maxay ka hadlayaan
Xasuuqii ka dhacay masaajidda New Zealand oo uu fuliyay gaalkii xumaa wali baraha bulshada socda.
kaasoo ah mid aan la illaawi karin.
Nin ka mid ah dadka lagu dilay masjidka isagoo quraanka akhrinaya ayaa kitaabka qoraanka dhiigiisa gaaray.
bogga midig aaydaha ku qoran waxay ka hadlayaan yahuudda iyo kirishtaanka sidey diintooda ugu cayaareen. gaar ahaan kirishtaanka ayay si fiican uga hadlaan.
sidoo kale waxay tilmaamayaan inaysan fadliga Ilaahay reebi karin .
marka waxaa soo dhow guusha islaamka
Raabidada islaamka ayaa guri u iibsay Salwa Mustafa