30 qof in ku dhow ayaa lagu dilay 2 masjid dalka New Zealand

Wararka ka imaanaya dalka newzland ayaa sheegaya in labo ma sjid xilliga salaadda jimaca lagu weeraray rasaas gaar ahaan magaalada Christchurch dadka ku dhuntay waxay gaarayaan soddon qofood.
Sawirada:









booliska waxay qabteen hal qof oo ka mid ahaa dadka masaajika weeraray.
waxaa la sheegay ninka inuu xirnaa dharka ciidanka.