Qofka hadduu ka shakiyo nadar inuu ku dhawaaqay iyo in kale
Su’aasha:
ASC wad kumahadsantihiin sida aad su’aalaha ugajawabtan aniga sualaheyga waswas ka ayay kuseyan malmahan wayo wa Dib iheysto xal ayan uradinaya marka waxaan idin weydin laha shalay waxad itirahden wixii ruuxa usan kuhadlin looma qabanayo bal kwrma hadi ruuxa nadarka inu kuhadlay iyo in kale ukala garan wayo ma waxa laga soqadi inu kuhadlin mise inu kuhadlay OO marka wa inu shardigas fuliya.
Mida kale anigoo Okale OO waswaska qabo wixii shaydaan ka ukoso celceliyo hadi ukuhadlo ma wuxuu la xukun noqonaya ruuxii caadiga aha sidi logu qabanayay tuusale Will waswas qabi jiray aya talo isinayay marka wuxuu yiri aniga nadar ayan galay hadi illahi icafiyo inan 50 soomi doono wan cafimaday 50 ki OO xiriir ah ayan soomay ayuu yiri anigana waxaa iguso dhacday samee .
Dadka aan xal karadinaya ayaga aya Dib kale ikenaya ma Iska daafa lahadalkooda .
Dadka odhan masidanba wixii loshegaba inay kuso noqnoqdan mise wa dadka waswaska qaba OO kaliya mahadsanidiin DHAMAANTIIN
