Site icon Daruur درور

Ing Yariisow hadalka uu ka qoray Hodan Naaleeye geerideeda kaddib

Marka qaraxa lagu dilay Hodan Naaleeye Ing Yriisow wuxuu ku qoray baraha bulshada hadalkan:

Ing Yarisow iyo Hodan Naleye
Ing Yarisow iyo Hodan Naleye

Soomaalida dadka daacadka ah cadow baa daba socda qof kastoo raba inuu magaca soomaali wax u qabto ama dalka wanaag ku soo celin raba qarax ama shirkool kale ayaa lala beegsanayaa.

Ing Yariisow hadalka uu ka qoray Hodan Naaleeye geerideeda kaddib
Ing Yariisow hadalka uu ka qoray Hodan Naaleeye geerideeda kaddib
Ing Yariisow hadalka uu ka qoray Hodan Naaleeye geerideeda kaddib
Ing Yariisow hadalka uu ka qoray Hodan Naaleeye geerideeda kaddib
Ing Yariisow hadalka uu ka qoray Hodan Naaleeye geerideeda kaddib
Ing Yariisow hadalka uu ka qoray Hodan Naaleeye geerideeda kaddib

Hodan Naaleye waxay ka mid ahayd dumarka soomaaliyeed oo muujinaysay soomaalida dhaqankooda, waxayna kasoo tagtay qurbaha siday soomaalida usoo dhex gasho.

Exit mobile version