Dadka aan la aamini karin halkan ka baro
Qofka isbadbaddalaya lama aamini karo marba weji la soo baxaya
Qofka dadka ceebeeya oo aan sir qarin karin lama aamini karo
Qofka wanaagga loo qabtay oo dafiraya lama aamini karo
Qofka dadka niyadda ka jabiya isagana lama aamini karo
Qofka kuu iimanaya waqtiga uu firaaqada uu yahay oo kaa beerdareeya waqtigaaga adoo shaqo ahaya ama wax kale muhim ah, isagana lama aamini karo
haddaadan iska ilaalilin dadka noocan ah adiga xataa naftaada laguguma aamini karo.

hadalkan waa dhabta dunida ka jirta waxaa fahmi kara kaliya qof waayaarag ah oo qibro dheer nolosha u leh sheekadan waxaad ku dabaqi kartaa xiriirka dadka dhexmara oo dhan, waxaa soo galaya rag iyo dumar wiilal iyo gabdho yar iyo weyn dhamaan bulshada dadka ku nool. dadka sifadan leh waa dadka balaayada oo dhan ay kaaga timaado oo dadka daneysteyaasha ah.
A person who changes his face every time he appears
A person who embarrasses people and cannot keep secrets cannot be trusted
A person who denies the good that was done to him cannot be trusted
A person who breaks people’s spirits cannot be trusted
A person who comes to you in his free time and takes up your time when you have work or something else important, cannot be trusted
If you do not avoid such people, you cannot even trust yourself.
This statement is true in the world, only an experienced person with long life experience can understand this story, you can apply it to all relationships between people, including men and women, boys and girls, young and old, in all human societies. People with these characteristics are the people from whom all disasters come and are selfish people.
