Barashada tajwiidka Quraanka kariimka kitaabka hidaayatu arraxmaan
Barashada tajwiidka Quraanka kariimka kitaabka hidaayatu arraxmaan
شرح كتاب هداية الرحمن في تجويد القرآن
Sharaxa kitaabka hidaayatu arraxmaan fii tajwiiddi alqur’aan
Darsiga koowaad: qeexidda tajwiidka: الدرس والأول تعريف التجويد
Darsiga labaad: axkaamta midka iyo noocyadiisa الدرس الثاني: أحكام المد وأنواعه
Darsiga sedexaad: axkaamta midka badalka iyo ciwadka الدرس الثالث: أحكام مد البدل والعوض
Darsiga afaraad: axakaamta midka silada الدرس الرابع : أحكام مد الصلة الكبرى والصغرى
Darsiga shanaad: axkaamta midka mutasilka iyo munfasilka الدرس الخامس: أحكام المد المتصل والمنفصل
Tajwiidka wuxuu ka mid yahay culiimta quraanka kariimka aadka u muhiimsan
Qofka muslinka waa inuu ku akhriyaa quraanka tajwiid;
Waxaa jira kutub fara badan oo laga baran karo tajwiidka qaar loogu talagay dadka bilowga ah
Qaarna aad u waaweyn.
Waxaa ka mid ah kutubta yarar:
هداية المستفيد في علم التجويد hidaayatu fii cilmi attajwiid waa kitaab aad u fiican oo su’aal iyo jawaab ah
Waana sahalan yahay akhriskiisa.
Waxaa ka mid ah kutubta yaryar hidayaayatu arraxmaan fii tajwiid alquraan