Aamusnaanta sideen uga baxaa qofka aamusan ma kibir badan yahay

Su’aasha:

Asc aad baa umahadsan tihiin talooyin quruxda badan aad dadka usoo gudibisaa ani waxaa ahay qof aamusnan badan ma hi qof dadka laqabsada oo la tacaamula meel kasto ahaato guriga ku noolahay iyo xaafada iyo goobta shaqada dadka waxa ay idhahaan waa qof islaweyn oo kibir badan marka sidee aaga baxaa aamusnanta si aan dadka ula dhaqmo talo isiiya.

Aamusnaanta sideen uga baxaa qofka aamusan ma kibir badan yahay
Aamusnaanta sideen uga baxaa qofka aamusan ma kibir badan yahay

Jawaabta:

Aamusnaanta waa dabci fiican wax xun ma aha qofka dambi badan ayuu ku dhacaa marka uu hadal badan yahay,

marka qofka aamusan ma aha qof kibir badan, haddii dadka ay sidaas kugu dhahayaan wax haka soo qaadin hadalkooda.

Haddii aamuska uu kaa yahay cabsi iyo xishood taas waxaad kaga bixi kartaa kalsooni iyo inaad samaysato saaxiibayaal aad uu fiican oo si wanaagsan kula dhaqmayo oo aan ku yasaynin oo hadal xun aan ku dhihaynin oo niyadda aan kaa dilin.

Weebka ayaan in badan ku sheegnay qofka siduu dadka ula hadlayo Daruur ka raadi.

Cabsida daran waxa ugu fiican lagu daaweeyo

Siduu qofka ku noqon karaa codkar ama aftahan

 

واعلم أنه ينبغي للعاقل المكلف أن يحفظ لسانه عن جميع الكلام إلا كلاما تظهر المصلحة فيه،

ومتى استوى الكلام وتركه في المصلحة فالسنة الإمساك عنه، لأنه قد يجر الكلام والمباح إلى حرام أو مكروه

بل هذا كثير وغالب في العادة والسلامة لا يعادلها شيء،

وروينا في صحيحي البخاري ومسلم عن أبي هريرة رضي الله تعالى عنه، عن النبي صلى الله عليه وسلم أنه قال

: «من كان يؤمن بالله واليوم الآخر، فليقل خيرا أو ليصمت» .
قال الشافعي رضي الله تعالى عنه في الكلام: إذا أراد أحدكم الكلام فعليه أن يفكر في كلامه فإن ظهرت المصلحة تكلم، وإن شك لم يتكلم حتى تظهر.
وروينا في صحيحيهما عن أبي موسى الأشعري رضي الله تعالى عنه قال: قلت يا رسول الله: أي المسلمين أفضل؟ قال: «من سلم الناس من لسانه ويده» .
وروينا في كتاب الترمذي عن عقبة بن عامر رضي الله تعالى عنه قال: قلت يا رسول الله: ما النجاة؟
قال: «أمسك عليك لسانك وليسعك بيتك وابك على خطيئتك» .

قال الترمذي حديث حسن.

وروينا في كتاب الترمذي، وابن ماجة، عن أبي هريرة رضي الله عنه عن النبي صلى الله عليه وسلم قال: «من حسن إسلام المرء تركه ما لا يعنيه» .
والأحاديث الصحيحة في ذلك كثيرة، وفيما أشرت كفاية لمن وفقه الله تعالى.
وأمّا الآثار عن السلف وغيرهم في هذا الباب فكثيرة لا تحصر لكن ننبه على شيء منها.
فمما جاء من ذلك ما بلغنا أن قس بن ساعدة، وأكثم بن صيفي اجتمعا، فقال أحدهما لصاحبه: كم وجدت في ابن آدم من العيوب؟ فقال: هي أكثر من أن تحصر، وقد وجدت خصلة إن استعملها الإنسان سترت العيوب كلها. قال: وما هي؟ قال: حفظ اللسان.
وقال الإمام الشافعي رضي الله عنه لصاحبه الربيع:
يا ربيع لا تتكلم فيما لا يعنيك، فإنك إذا تكلمت بالكلمة ملكتك ولم تملكها، وقال بعضهم: مثل اللسان مثل السبع، إن لم توثقه عدا عليك ولحقك شره.
ومما أنشدوه في هذا الباب:
إحفظ لسانك أيّها الإنسان … لا يلدغنّك إنّه ثعبان
كم في المقابر من قتيل لسانه … كانت تهاب لقاءه الشجعان

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More