Waxaan riyo ku arkay aabaheey oo dhimanaya

Su’aasha: waxaan riyo ku arkey aabaheey oo dhimanaya lkn hadda wuu nool yahay riyadaasi mexey tahay. Jawaabta: Dhimashada aabbaha riyada dhexdeeda, riayadaas waxay tusinaysaa nolol adag ama duruufo inay kusoo mari doonaan kuwaas oo dhib aad kala kumi doonto, aabbaha inta badan wuxuu tilmaamaa xaalkaaga, waana midka garabkaaga taagan oo ka fikiro biilkaaga iyo noloshaada … Continue reading Waxaan riyo ku arkay aabaheey oo dhimanaya