Siigada maxaa lagu joojiyaa siiba qofka u barto

Su’aasha: Asc walaalaha Mareegta Daruur waad salaamantihiin waxaa su’aal idiin soo weydiiyey wiil aan saaxibo nahay, wuxuu ka cabanayaa balwada la xiriirta caadada sirta ama ku istiiminta gacanta qofkiisa, wuxuu iisheegay inuu dhowr bilood ka hor uu arintaan bilaabay wuxuuna i dhahay mar walba saaxiibow hadaan isku dayo inaan caadadaan sirta ah ama siigada, waxaan … Continue reading Siigada maxaa lagu joojiyaa siiba qofka u barto