Riyada kaadida qaabka biyaha shahwada leh

Su’aasha: Waxaan ku riyooday anoo kaadinaayo hadana kaadideydu waxay u egtahay biyaha shahwada oo kale, hadaan soo kacayna wax iga yimid majirin oo riyo oo kale ayay ahayd arintaas maxaa lagu fasiraa walaal. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in aad ilmo dhali doonto ilmo badan, kaadida guud ahaan waa ilmo, taas hadda waxaa sugaya sida aad … Continue reading Riyada kaadida qaabka biyaha shahwada leh