Site icon Daruur درور

Riyada hilib gowsaha lagasoo bixinayo

Riyada hilib gowsaha lagasoo bixinayo

Su’aasha:

Asc wllo.

Asc wllo waxan ku riiyoday anoo Hilib Uu iga jiro Gawska oo iska bixinaya marka Hilibka Gawska Iska bixiyay waxan tagay Wadanka Spain.

Riyada hilib gowsaha lagasoo bixinayo
Riyada hilib gowsaha lagasoo bixinayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto dhibaato ama isbaddalo xagga noloshada ama aad khasaari doonto, riyada hilibka ilkaha ama gowsaha galaya oo lagasoo bixinaya waxay tilaamaysaa osbadal iyo dhib oo qofka lasoo gudboonaanayo, haddii uu ganacsi ku jiro khasaaro ayuu kala kulmaa ganacsiga uu ku jiro, haddii arrin kuu qabanayo kuma guulaysan doon, safarka la socdana wuxuu xoojinayaa isbadalka aan sheegnay.

Fasirka riyada cunidda hilibka bisil

The dream indicates that you will face problems or changes in your life or you will lose. The dream of teeth or a tooth that is being paid for indicates illness and difficulties that the person will face. If he is in business, he will face loss in his business. He will not succeed in doing something for you, and the accompanying journey will reinforce the change we have mentioned.

Riyada hilibka oo faahfaahsan halkan ka daawo

Exit mobile version