Site icon Daruur درور

Riyada guri dad aad dhibsanayso ay joogaan

Su’aasha:

Ka waran riyo guri ano joogo hadana aan dad an dhibsaday Ku arkay banankisa ama dashkiisa hadana aan Ka buruyay oo at tageen hadana aan arkay gurigaad darbiga Ku waregsan oo aadkiisa hoose uu Ka qariray keen dheer oo waregsan si AAD moodi in uu darbiga dhinac u liicaayo ana waxan isku dayaaya inaan darbigaas toosiyo anigoo riixaayo o kale ma uusan dumin mana baqsanayn lakin qarir.

Riyada guri dad aad dhibsanayso ay joogaan
Riyada guri dad aad dhibsanayso ay joogaan

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamyasaa digniin waxaa lagaaga digayaa dad adiga aad caawin rabto oon abaal kaaga haynin inay jiraan, marka waxaa lagaa rabaa inaad ka fiirsato wixii aad qabanayso, waxaana habboon inaad wax u qabato dadka mudanaya ama baahida haysa laakin dad dhergan ama xaasid kugu ah maba aha inaad isku mashquuliso, waligaaga ku dadaal dadka masaakiinta ah inaad garab istaagto.

Exit mobile version