Site icon Daruur درور

Riyada cunitaanka qaraha ama xabxabka

Riyada cunitaanka qaraha ama xabxabka

Su’aasha:

asc wllo waxn ku riyodey ayeedey iyo hooyadey oo cunayo xabxab ama qare madow ana waxn ku laha wa maxay qarahan madow.

Riyada cunitaanka qaraha ama xabxabka
Riyada cunitaanka qaraha ama xabxabka

Jawaabta:

Riyada cunida qaraha ama xabxabka madow waxay tilmaamaysaa jirro iyo dhibaato, xabxabka madow markuu yahay waa marka uu hallaabay oo xumaaday oo bushi galay, marka riyada waa riyo astaan u ah rafaad iyo dhibaato iyo cudur, marka sharteeda Ilaahay ha idinka ilaaliyo.

 

Qaraha jirka muxuu u taraa xagga caafimaadka

 

The dream of eating a black melon indicates illness and trouble. When the melon is black, it is when it has melted and gone bad, so the dream is a symbol of suffering, trouble and disease, so may God protect you from its evil.

Halkan ka daawo video faahfaahinaya riyada qaraha ama xabxabka

Exit mobile version