Site icon Daruur درور

Qof aydhis qabo irbad lagu duray malaga qaadi karaa cudurka

Qof aydhis qabo irbad lagu duray malaga qaadi karaa cudurka

Su’aasha:

Asc wll irbad qof xanuunka HIV ga qabo hadey caaradedu ku warento oo faraha far ka mid ah ay caarada irbadu ka warento si dagdag maad ku qadi xanunka.

Qof aydhis qabo irbad lagu duray malaga qaadi karaa cudurka
Qof aydhis qabo irbad lagu duray malaga qaadi karaa cudurka

Jawaabta:

Qofka aydhis qaba haddii irbad lagu duro irabadaasna qof kale loo adeegsado waxay u badan tahay %99 inuu ninkaas cudurka aydhiska qaadayo, maxaayeelay cudurka aydhiska si fudud ayaa layskaga qaadaa marka dhaawac ama dhiig uu jiro, xataa sakiinta qofka aydhiska qabo loogu xiiray oo ay sartay dhiiga uu gaaray, haddii qof kale loogu xiiro sakiintaas way u badan tahay inuu ka qaadayo, haddii Alle ka badbaadiyo mooyee, illeen Alle ayaa qadara jirada iyo caafimaadka.

 

Sino ayaan ku dhacay aydhis ayaan waswaas ka qabaa ila taliya

 

If a person with hives is injected with a needle and the needle is used against another person, it is more likely that the man will get the aids disease, because the aids disease is easily transmitted when there is injury or blood, even the syringe shaved on the person with aids and has the blood on it, if someone else is shaved that clot is more likely to take it away, Except if Allah saves them, God measures sickness and health.

Exit mobile version