Site icon Daruur درور

Qaabka loogu sameeyo Word-ka fahriska alifbeetada

Qaabka loogu sameeyo Word-ka fahriska alifbeetada

Qaabka loogu sameeyo Word-ka fahriska alifbeetada

Marka hore waxaad samaynaysaa jadwal  markaad wax ku qorto ayaad sellect all ku sameynaysaa (waad xaddidaysaa)  adoo ku gujinaya mouska leenka jadwalka ugu korreeya sida uu yahay sawirkan:

marka aad sameyso waxaad aadaysaa meesha laga sameeyo AZ sida uu yahay sawirkan:

Markaas ayaad meesha gujinaysaa wixii ku qornaa jadwalka wuxuu isu baddalayaa  AZ.

jadwalka waa inuu yahay mid is leh labo jadwalka waa inaysan ahaanin mid kaste si gaar ayaa loo sameeyaa.

Fiiro gaar: saf kaste jadwalka ka mid ah si gaar ayaa loo xaddidaa safka aad rabto inuu AZ noqdo ayaad xaddidaysaa.

Exit mobile version