Caatanimada maxaa daawo u ah

Caatanimada maxaa daawo u ah

Caatanimada maxaa daawo u ah Su’aasha: Waxaan ahay gabar aad caato u ah, wax jirro ma qabi waxan rabaa inaan is cayiliyo, marka maxaa igu haboon inaan sameeyo. Jawaabta: Caatanimada waxyaalo badan ayaa keeni kara, waxaa habboon inaad u tagto dhakhtar qaabilsan koriinka jirka, waayo waxaa laga yaabaa inay jiraan waxyaalo badan kaa reebaya cayilka […]

Ninkayga sideen ku ogaan inuu xaas kale leeyahay

Ninkayga sideen ku ogaan inuu xaas kale leeyahay

Ninkayga sideen ku ogaan inuu xaas kale leeyahay Su’aasha: Waxaan ahay hooyo ku nool wadamada reer galbeedka  waxan ka shakiyay waayan dambe ninkayga, wuxuu bilaabay inuu sanad kaste africa aado, teeda kale waxaan dareemay inuusan ahayn sidii hore jacaylka uu ii qabi jiray waxaan daremaya inuusan ahayn qaabkii hore, hadalo macan kama helo isbaddal weyn […]

Xanuunka ibta naaska maxaa keena

Xanuunka ibta naaska waxa keena iyo daawada ugu fiican

Xanuunka ibta naaska maxaa keena Su’aasha: waxan isku arkay xanuun daran marka aan taabto ibta naaska waliba marada marka ay iga taabanayso waxan ka dareemaa xaanuuq qaab kale leh taas maxaa la dhihi karaa. Jawaabta: Xanuunka naasaha inta badan waxaa dareemo naagaha ilmaha naaska nuujiya, siiba marka naaska caano ka buuxsamaan oo ay ku daahaan […]

Hadalada dumarka maskaxda ka qabsada

Hadalada dumarka maskaxda ka qabsada

Hadalada dumarka maskaxda ka qabsada Dumarka waxay ka siman yihiin faan jacaylka, naagta marka ay aragto nin hanti leh nafteeda ayay ula damcaysaa inay u noqoto xaas, sidoo kale waxay ka helaan beenta. gabar marka ninka been ku cabbo run ayay u qaadanaysaa, hadalada macaan aad bay uga helaan. ninka marka uu amaano gabadha oo […]

Baladweyne oo kor laga duubay Video

Baladweyne oo kor laga duubay Video

Video laga duubay dayuurad ayaa muujinaya magaalada Baladweyne siday biyaha u galeen. Muuqaalka waxaa la duubay marka fatahaadda ay dhacday . biyaha magaalada oo dhan ayay wada gaareen sida ka muuqata muuqaalka. Sawirkan sidoo kale wuxuu muujinayaa webiga Jubba. biyaha oo la sheegay inay geeysteen khasaaro aad u ballaaran. guryo badan ayay haleeyeen dad ayay […]

Australia maxay 10 000 geel u leynaysaa

Australia maxay 10.000 geel u leynaysaa

Australia maxay 10 000 geel u leynaysaa Australia oo sheegtay inay dili doonto wax ka badan 10.000 geel, waxayna u adeegsan doontaa dayuurado helicopter taasna waxay sabab uga dhigtay in biya la’aan ka jirto koonfurta dalkaas marka waa daruuri ah in la laayo geela. Australia waxaa kaloo ay sheegtay geela inay sabab u tahay kulaylka […]

Dareenka ninkayga waa yar yahay ila taliya

Dareenka ninkayga waa yar yahay ila taliya

Dareenka ninkayga waa yar yahay ila taliya Su’aasha: Walalayan waxan ahay xaas ninkayga waxaan ku arkay dareen yari waagii hore sidaas ayuu ahaa laakin hadda wuu kaso daray waxaa laga yabaa bishii hal mar inaan ka helo galmo anigana ma rabo inaan qalad galo ama nin kale aan ku dhaco wayo dareenkayga aad bu u […]