Riyada bas oo gadoomaya iyo timo la jarayo

Su’aasha: Walaal waxaan ku riyoodey Gaari bas aan saarnaa oo gadoomayo darawalki wadeyna nin askari ah inuu dili rabo kadib darawalka qalqal ayaa galaya kadib gaariga ayaa gadoomaya hadane riyada dhaxdeeda waxaan ku sii arkey Anigoo meel darbi ah fadhiya timaha la ii jaraayo Gaari kaloo bas ah oo gadoomaya Laamiga dhaxdiisane waxaa marayey Hal […]
Riyada gabar oo roob ku dhex cayaaraysa

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey aniga iyo gabadh an is naqaano hada se anan WADA jogin oo roob ku dhex ciyaaraya roobku WU da,aayey si yar lkin waxn ku dhex ciyareyny mijaroorka melaha guryashu biyaha roobka kaso datan wan qosleyny Mahadsanidi. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad farxad ku gaari doonto danta aad leedahay, waliba […]
Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar cayaarsiinaysa

Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar cayaarsiinaysa Su’aasha: Asc wll waxan ku riyodey ano haya ilmo yar oo buuran oo qurux badan hooyadina nala joogto aniga ciyaarsinayey waxn u xidhayey saacad gacanta lagu xirto mahadsanidin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo wanaag inay kuusoo dhow yihiin riyada qabashada ilmaha yaryar waa riyo fiican oo khayr […]
Naag la qabo hadday indhakuul ku riyooto

Naag la qabo hadday indhakuul ku riyooto Riyada: scw runtii wax weyn ayad noo haysaan xaga fasiraada riyada waxaan rabaa in lay fasiro indha kuul qurux badan haday aragto naag la qabo oo indhaha marsanayso oo muraayada isku eegayso riyadas fasirkeeda muxu noqonaa? Fasirka: Riyada waxay tilmamaysaa khayr badan iyo wanaag, naag la qabo […]
Riyada naagta xaamilada uurka leh maxay tahay

Riyada naagta xaamilada uurka leh maxay tahay Su’aasha: SCW bahda daruur wan idin salamay waxan rabaa inaad ii fasirtaan nin dhalinyar ah oo doob ah haduu arko naag uur leh oo qurux badan waliba uurkeeda aad u weyn oo agtiisa imaanaysa oo rabta inay la sheekaysato isagana uu ku faraxsan yahay riyadas maxaa lagu fasiri […]
Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa

Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa Su’aasha: Ninka hadduu yahay qof hal qoor uu ka weyn yahay midna ay yar tahay sidee waaye ma jirro baa dhalmada miyay sameyn kartaa arrintaas Qooraha mid ayaa weyn midna way yar tahay ma cudur baa. Jawaabta: Labada xaniinyood qooraha Testicular diseases inay kala […]
Qofkii arko asoo geed aad u dheer fuulaya oo shawriga u eg

Su’aasha: SCW qofka markuu arko asoo fuulaya geed aad u dheer oo shwriga u eg cagaaran riyadaas maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada fuulitaanka geedka dheer waa riyo fiican oo tusinaysa farxad iyo guul iyo sharaf uu qofka heli doono, sidoo kale geedka dheer waxaa lagu fasiraa cimri dheer, qofkii arko asoo fuulaya geed aad […]
