Magacyada dumarka xarafka B ka bilowdo
Waxaan soo sheegnay magacyada gabdhaha oo xarafka A ka bilowdo.
Halkan waxaa ku qoraynaa magacyada hablaha oo ka bilowdo xarafka B.
Waxaan isku dayaynaa inaan keeno magacyo fiifiican oo soo jiidasho leh sidoo kale macne fiican tusinaya.
Waxaa kaloo aan isku dayaynaa inay noqdoon magacyo xul ah oo dadka raba inay gabdhaooda u bixiyaan ay ka heli doonaan.
Magaca |
Carabiga |
Macnaha |
Basma | بسمة | dhoolcaddeys |
Bahja | بهجة | farxad |
Basiira | بصيرة | aragti |
Baariqa | بارقة | iftiinto |
Baliila | بليلة | jilicsan |
Baarica | بارعة | Heer sare ah |
Badiica | بديعة | Aad u qurux badan |
Baraacim | براعم | Fiidda ubaxa |
Bahiya | بهية | Ifaysa |
Badriya | بدرية | Qurux dhamaystiran leh |
Balqiis | بلقيس | Xadiiq ah |
Baasima | باسمة | Dhooladeyso |
Buthayna | بثينة | Jilicsan |
Barwac | بروع | aad u qurux badan |
Basiima | بسيمة | aad u dhoolacadeysa |
Baasiqa | باسقة | dheer |
Bushraa | بشرى | bishaaro |
Batuul | بتول | daahir ah |
Bathna | بثنة | Jilicsan |