Site icon Daruur درور

Maalmaha naagta ay uur qaadi karto

Maalmaha naagta ay uur qaadi karto

Su’aasha:

Waxan raba inaan ogaado gabadha maalmaha ay uurka si degdeg ku qaadi karto mala dhihi karaa maalmaha kacsiga uu daran yahay uur ayay si fudud ku qaadi kartaa maalmaha ugxamaha ay joogan kacsiga miyaa astaan u ah ama astaamo kale ayaa jira maalmaha ay xaaska dansan tahay fursad uur mala heli karaa ama qaab kale hadan u sheego uurka iyo kacsiga xiriir miyaa ka dhexeeyo xaga dumarka.

Maalmaha naagta ay uur qaadi karto
Maalmaha naagta ay uur qaadi karto

Jawaabta:

Uur qaadidda waxaa laga wadaa inay ugxamaha bisil ay kasoo degaan meeshooda oo ay soo galaan  ilamgaleenka iyagoo raadinaya biyaha shahwada si ay isu dhex galaan, taasna inta badan waxay dhacdaa maalinta afar iyo tobnaad ee dhammaanshaha dhiigga caadada, markaasna kacsiga gabadha aad uu u kordhaa, illeen kacsiga wuxuu sabab u noqonayaa naagta inay ninkeeda raadsato, waxaa tusaale kuu ah xoolaha marka ay u baahin yihiin rimis farjigooda wuxuu soo daayaa qoyaan astaan u ah inay joogan tahay oo ay u baahan tahay boodid, waxay raadiyaan oor ama moon taas waa wax fidri ah, xiriir ayaa ka dhexeeya uur qaadidda iyo dareenka kacsiga, dareenka gabadha wuxuu tilmaamayaa inay diyaar u tahay uur inay qaaddo, haddii ay dhibaatooyin kale jiraan mooyee oo reebaya uurka.

Fursadaha uur ay ku qaadi karto naagta
Fursadaha uur ay ku qaadi karto naagta

Naag Dhiiga Caadada Qabta Qofkii Ka Sinaysto

It is said that the puberty of the eggs will come down from their place and enter the womb in search of the water of the womb in search of the water of the womb to get involved. This usually happens on the fourteenth day of the end of the menstrual bleeding, and the erection of the girl increases dramatically, for the erection will cause the woman to seek her husband. For example, when the animals are in need of a vagina, their vagina edicts moisture that is a sign that it is present and needs a jump, they look for a moon or moon which is something that is a provocation, there is a relationship between pregnancy and the feeling of arousal, the feeling of the girl indicates that she is ready to get pregnant, if there are other problems except that prevent pregnancy.

 

Riyada uurka

Exit mobile version