Site icon Daruur درور

Galleyda jirka waxay u tarto iyo vitamiinada laga helo

Galleyda jirka waxay u tarto iyo vitamiinada laga helo

Su’aasha:

ASC walaal somali waxaa lagu beeraa galley marka dadka soomaalida waxay ka jecel yihiin bariis iyo baasto, marka galayda dad kama helaan dadka qaar cambuulo iyo soor ayay ka dhigtaan waxaan raba inaan ogaado galayda vitamin ma leedahay maxay taraysaa?

Galleyda jirka waxay u tarto iyo vitamiinada laga helo
Galleyda jirka waxay u tarto iyo vitamiinada laga helo

Jawaabta:

Galleyda waxay leedahay faa’idooyin badan waa quud vitamiino badan wata, waxay wadataa Vitamin A iyo Vitamin B sidoo kale waxaa laga helaa burutiino badan, galleyda waxay u roon tahay dadka dhiigooda kacsan sidoo kale caafimaadka wadnaha ayay u fiican tahay waxay la dagaallantaa baabasiirka maxaayeelay caloosha ayay si fiican u socodsiisaa marka ay buunshadeeda wadato, qofka gallayda cunata calooshiisa saxaro kuma harayso way ka nadiifisaa, sida la og yahay cudurada badankooda waxay ka dhashaan marka qofka aan calooshiisa soconaynin, calool fadhiga waa dhibka ugu daran caafimaadka qofka soo waajahay, marka dhahaantii, galleyda jirka wax badan bay u tartaa, vitamiinada laga helo laga helo galleyda aad bay ugu roon yihiin caafimaadka jirka aadanaha.

 

Cuntoooyinka la siin karo qofkay siigada dishay

Corn has many advantages and is a multi-vitamin diet, it has Vitamin A and Vitamin B and it also contains a lot of proteins,

corn is good for people whose blood is high as well as good for heart health it fights against diarrhea

because it keeps the stomach flowing well when it has its bubbles, the person who eats gallant does not have a stool in his stomach and cleanses it,

As is known, most diseases are caused when a person is not walking in his stomach, constipation is the most serious health problem facing the person, when he says, the body’s galleys are very useful, the vitamins found in the stomach are very good for the health of the human body.

Exit mobile version