Site icon Daruur درور

Gabar ku riyootay tixri madow oo gagacnteeda kasoo baxayo

Su’aasha:

Asc wll waxan ku riyoday tixri madoow badan ka so burqanayo gacanteyda wan riixa gacnta wuuso daadanaya qaarna waxay ka dhex muqdaan gacanta xusulka inta udhaxaysa
mahadsanid

Gabar ku riyootay tixri madow oo gacanteeda kasoo baxayo
Gabar ku riyootay tixri madow oo gacanteeda kasoo baxayo

Jawaabta:

Riyada waa khayr waxay tilmaamaysaa inaad wax weyn qaban doonto oo guul ah, sidoo kale sadaqo badan ayaad bixin doontaa waxaad u kaalmayn doontaa dadka tabaalaysan, camal suuban ayaad samayn doontaa adoo doonaya inuu Alle raalli kaa noqdo, riyada waa riyo wanaagsan inshaa Allaah.

Exit mobile version