Site icon Daruur درور

Calooleyda faa’idooyinka ay jirka u keento

Calooleyda faa’idooyinka ay jirka u keento

Dadka khibrada u leh cunnada waxay sheegaan calooleyda inay aad ugu fiican tahay ragga iy dumarkaba waxay leedahay burutiino aad u badan oo jirka wax weyn u taraya.

Calooleyda faa'idooyinka ay jirka u keento
Calooleyda faa’idooyinka ay jirka u keento

waxay siinaysaa awood badan sidoo kale lafaha ayay u roon tahay, sidoo kale jirka dafaaciisa ayay kordhisaa.

waxay ilaalisaa xuubka dheefshiidka iyo sidoo kale waxay la dagaallantaa jirrooyinka ku dhaco dheefshiidka, waxaa la sheegay cunidda calooleyda inay jirka ka dhigto mid dhaldhalaalaya maqaarkana ay qurxiso waxayna ka ilaalisaa dildilaaca.

sidoo kale waxay xoojisaa timaha waxaa ku jira calooleyda vitamiino badan oo ay ka mid yihiin Vatmin b2 iyo b6.

Calooleyda faa’idooyinka ay  jirka u keento
Calooleyda faa’idooyinka ay  jirka u keento
Calooleyda faa’idooyinka ay  jirka u keento
Calooleyda faa’idooyinka ay  jirka u keento
Calooleyda faa’idooyinka ay  jirka u keento
Calooleyda faa’idooyinka ay  jirka u keento

sidoo kale mindhicirada waxay ka nadiifisaa sunta jirka soo galayso, oo dhalato cunnooyinka qaar.
waxaa kaloo ay u keentaa jirka cayil calooleyda waxay ka mid tahay cuntada dhaqsi loogu cailo.

sidoo kale jirka waxay ka yareysaa xasaasiyadda cuntooyinka qaar uu ka qaadayo,
calooleyda waxaa kaloo ay u roon tahay dadka da’da ah oo lafaha ka xanuuno oo jilbaha ka adkaaday.

fiiro gaar ah: waxaa la rabaa in layska nadiifiyo marka la rabo in la kariyo qaabka ugu fiican loo kariyo waa in la dalaco marka si fiican laysaga dhaqo maxaayeelay waxaa ku jiro qashin iyo wasakh badan, waxaa lagu dhaqaa biyo kulul iyo khal.

sidoo kale waa la shiili karaa inta basal iyo toon lagu daro.

Waxaa kaloo yaab badan dadka soomaaliyeed oo jaahiliinta ah ayaa ku caayo dad calooley cuna, waxay ku tilmaamaan inay yihiin dad liito.
cunto layskuma caayo calooley waa cunto xalaal ah marka ma aha qofkja cunayo inaad ku liiddo ama aad u aragto inuu yahay qof hooseeya waa seekada soomaali ay wali ka liitaanka ayna fahmaynin wixii xun iyo wixii fiican.
Caloley ma aha wax tusaya qofka cunaya inuu hooseeyo

Calooleyda iyo nafaqada jirka guud

Caloleyda nafqo badan ayay siisaa jirka waxaad ka helaysaa waxtar fiican laakin dad badan soomaaliyeed ma cunaan caloleyda, dadkaas waxay degaan miyiga iyo meelaha ka fog koonfurta soomaaliya, caloleyda waxay arkaan inay tahay wax qaab daran iyagoon xaaraan u arkaynin

Calooleyda Meelaha Aan Laga Cunin

 

In English

People with food experience say that it is very good for men and women and it has a lot of ingesties that are very useful for the body.
It gives it a lot of power and also favors the bones, and also increases the body’s immunity.

It protects the mucous membranes and also fights diseases that occur in the digestive tract, it is said that eating the stomach makes the body look brighter and beautifies the skin and protects it from cracks.

It also strengthens hair and contains many vitamiino tummy including Vatmin b2 and b6.
It also clears the intestines from toxins that enter the body, which produces some foods.
It also causes obesity in the body, which is one of the foods that are fast.

The body also reduces the sensitivity of some foods it takes away,
My stomach is also good for elderly people who have bone pain and overcome their knees.

Note: It is necessary to clean it when it is to be cooked. The best way to cook is to wash it when washing it properly because it contains a lot of waste and dirt, it is washed with hot water and vinegar.

it can also be fried while onions and garlic are added.

It is also surprising that ignorant Somalis insult people who eat food, describing them as poor people.
Food is not insulted. It is a legitimate food when it is not a person who eats it. You should be inferior or you see it as a low person. It is the Somali people who are still inferior and do not understand what is bad and what is good.
Caloley is not something that shows the eater to be low

Nausea and general body nutrition

Aloleyda gives a lot of life to the body and you get good benefits from it but many Somalis do not eat aloes, these people live in the countryside and far away in southern Somalia, aloes see it as something that is severe without seeing it illegally

Waxtarka hilibka idaha

Exit mobile version